Wasaaradda amniga Somalia oo qoraal cusub ka soo saartay arrinta Shiikh Shariif (Akhriso)

Wasaaradda amniga Xukuumada Somalia ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay wararka sheegaya in hay’adaha amaanka dalku abaabuleen weerar lagu qaado hoyga Madaxweynihii hore ee dalka mudane Shariif Sheekh Axmed. Hadalkan ayaa sida muuqata jawaab u ah qoraal ay soo saartay Madasha Xisbiyada Qaran oo ay ku dhaleeceysay isku day u muuqday weerar gaadmo ah oo … Continue reading Wasaaradda amniga Somalia oo qoraal cusub ka soo saartay arrinta Shiikh Shariif (Akhriso)